Dugsiga abii muusaa al-ashcari ee degmada afgooye waxa uu laan cusub ka furtay xaafadda waanjeel.