39
946 days ago
Qablayaashii dagaalka "Moqdisho Warlord" oo maanta soo dhaweeyay Qabqable kale ahna Musharax u taagan inow helo kursiga.
Cumar Salaad Cilmi ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Moqdisho, waxaana soo dhaweeyay asxaabtiisa sida Caato, Indhacade iyo Qeyndiid, kuwaas oo ku hubaysanaa maleeshiyaad aad u badan oo sida la sheegay loogu yeerayay Ciidanka Dowlada!
Xamar iyo Xaalkiisa cusub!!.
Banaadir Post

0 Comments
Realtime comments disabled