53
949 days ago
Melez Zanawi ayaa Shariif iyo AU u sheegay inow ka baxayo dhowr magaalo oo ciidankiiso gaareen sida Beledweyne,Baydhabo,Xudur iyo Ceelbuur sababo la xariira Culays iyo dhiigbax kaga imaanaya XSHM.
Waxaan weli gacan lagu hayn ciidamo hore loo balanqaaday kuwaas la sheegay inay ku howlgali doonaan Amisom.
Waxaa rajo xumo muujinaya Shariif Sheekh Axmed oo u muuqda nin waqtigiiso dhamaaday lagana maarmay sida iska caadiga ah.
Banaadir Post.

0 Comments
Realtime comments disabled