Banaadir Post.

@Banaadirpost

Voice Of Somalia-Banaadir Post. Moqdisho-Somalia.

Diinta Islaamku waxay ogoshahay oo kaliya laba ciidood oo kala ah Cidul fidri iyo Ciidul adxa, halka gaaladuna ay leeyihiin ciido badan oo bil walbaahi ay maalmo ka dabaal dagaan.
 
Arintan waxay saameysay dalal Muslim ah oo ay Soomaaliya kamid tahay, waxaadna bil walba maqleysaa maalin hebal oo looga dabaal dagay magaalada Muqdisho.
 
Maalinta 12 April oo barito ku began waxay qeyb ka tahay maalmahaas, taasoo ay sameysteen hogaanka Milatarigii hore ee Soomaray iyagoona dabaal dagyo u dhigi jiray ciidanka Milatariga kuna guubaabin jiray in ay dalka ka difaacaan cadawga dibadda.
 Ciidankaasi oo ay cududiisu ballaarneyd ayaa la galbaday dowladdii Maxamad Siyaad Barre, waxayna taa saamaxday in ay dalka soo galaan cadawgii dibadda Sida:-Itoobiya, Kenya, Uganda Burundi iyo wax lamid ah.
 Xigasho Radio Alfurqaan
 http://www.radioalfurqaan.com/​00201208%20Xuska%20April.html

Views 23

949 days ago

0 Comments

Realtime comments disabled